You are on page 1of 5

1

Akhwaatka Guutada Warbaahinta Al-khansa Ee Kulanka Haweenka Mujaahidaatka Al-Qimmah Waxaa Farxad U Ah Iney Idiin Soo Gudbiyaan.

Silsilada

Ugar Gaar
Walaasha xabsiga kujirta!!
Qeybta (1)

Hordhac

Muxaram 1435H || Dec 2013 2

Macnaha : Ama Gargaar Waa U Hiilin ama garab istaag qof ladulmiyay, Ama Laga awood badiyay ******************* ************* maanta waxaan joognaa zaman diinta iyo dadkeedii dhulka lagu jiidayo meel kastana lagu ihaaneysanayo iyadoo jihooyinka caalamka iyo daafahiisa ay kayeereyso dhawaaqa iyo taah kala duwan taaso kasoo baxeysa kuwa diintooda lugu duleeysanayo laguna cadibayo xabsiyada gudahooda oo ay gacanta ugu jiraan dhuriwaayada dadka kuwii ugu darnaa Ameerika iyo xulufadeeda. kuwaasoo tacdiibiyay tacdiibin daran waxaa dhagaheena kabuuxsamay maqalka maalinkasta walaal laxiray mid ladilay diintiisa darteed iyo Akhwaat badan oo xabsiyada laga buuxinayo oo kufsi iyo jariimo loogeysanayo, caruurta muslimiinta oo maalin kasta guryahooda lagu xasuuqayo. Intaa oo dhan anago arkeeno maxaa nala gudboon hadaan nahay dad muslimiin ah?!! ma inaan dagaalanno oo an uhiilino walaalaheen mise inaan iska daawano ama aan guryaheena iska fariisano anago iska indha tireyno dhaawaca umada. Miyaan iska indhatirnaa Qowl-ka Allaah Subxaanah.

) : ( Allah wuxu yiri swt (maxaa idin ku dhacay aydaan ugu dagaa lameynin wadada allaah iyadoo ku wa ladaciifsado oo rag iyo haween iyo caruur ba leh ey leeyihin alahayow naga saar qar yadaan dadkeeda daalimiinta ah noogana yeel aktaada wali iyo gar gaare ) Sidoo Kale Allah Waxuu Yiri: )27 ( .... ) : (Hadii leydinn gar gaar weydiisto diinta darteed waxaa dushiina ah gar gaarid). Sidoo Kale Allah Waxuu Yiri: 931: :.( ) (hadaciifina hana murgina idinkaa sareeyee hadaa tihiin muminiin ) Hadaba waxaa laga yaaba qaarkeen iney dhahaan malihin awood aanu ugu gargaarno walaalahaasi. Balse waxaan kuleenahay majirto fursad kuu saamexeeso inaa arintaas ku mar marsiyooto. Waayo gar gaarida ma ahan kaliya hub iyo awoodo waaweyn balse Gargaar-ka waxa uu uqeybsamaa dhoowr qeybood oo kala ah ilaa 6 nooc Hadaba maxeyihiin noocyadaasi ee gargaarka? Waxanu halkan Silsiladaani kuugu sharxeyna ilaa dhowr nooc oo kamid ah sidaa ugu gargaari Laheyd Walaalahaada Dulman!!.

Waxaan Idin Soo Gudbisay

Akwaatka Guutada Warbaahinta Al-khansaa ~Kulanka Haweenka Mujaahidaatka Al-Qimmah~ Www.alqimmah.info www.al-qimmah.net Docadiina Wanaagsan Hanaga iloowina

You might also like