Professional Documents
Culture Documents
Shirkii Khamiislaha Ahaa Ee Noo Bilowday 10/1/2019 Oo Ahaa Khamiistii Ugu Horeeysay Ee
La Shiro,Shirka Ayaa Wuxuu Kusoo Dhammaaday Sidii Loogu Tala Galay.
Ujeedada Shirka Aya Ahayd Inla Soo Badh Dhigo Qaabdhismeedka Maamulka Ardayda Iyo Kala
Qaybinta Shaqada Ardaydu Qaban Doonaan. Waxaana Halkaas Lagu Falaqeeyay Qaabka
Shaqada Iyo Sida Xubnuhu Ku Imaan Doonaan Anagoo Marayna Qaab Cadaaladi Ku Dhisan
Tahay Atyan Samaynay Wax Loo Yaqaano Qori Tuur Oo Loo Qoro Uuranayo Xubnaha
Madaxda Ka Noqon Doono Shaqada Loo Baahan Yahay Inla Socodsiiyo Waxaana Qori Tuurku
Dhex Maray Fasaladii Ardayda Jamacada. Xubnihiina Waxad Ka Aqrisan Kadhaan Hoos
TEMPORARILY PARLIMANT
COUNCIL OF MAKING
LAW
Secretory
speaker
Finance
Walalayaa Waxaan Inka Codsanaynaa In Aan La Fududaysan Shirarka Ardayda Jamacada Waxba
Ma Noo Soconayaan Hadii Aan Isku Fiirsano Shaqada Waxaa Noo Bilowday Shirkii Qamiislaha
Ahaa Qabkastana Waxan Oga Fadhinaa Report Maalinta Khamiista Ah
Si Gaar Ah Waxaam Kaabe Class Kasta Oga Fadhinaa Xubnaha Kusoo Aaday Inay Soo
Magacaaban Ayagoo Kusoo Xulayaa Sida Qofkaasi Shaqadiisa Oga Bixi Karo
Haday Dhacdo Fasal Inuu Keeno Qof Shaqada Loo Magacaabay Aanka Bixi Karin Waxan
Ku Badali Doonaa Qof Ka Bixi Kara Shaqadaas
Wabilaahi Towfiiq